Xildhibaan Jamaal Cismaan oo Difaaca Qaranimada Ugu Baaqay Culimada, Aqoonyahanka iyo Ganacsatada Somaliland

Xildhibaan Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Hargeysa, ayaa baaq u diray Culimada, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Dhalinyarada Dalka.

Xildhibaanka oo hadal ka jeediyey munaasibad loo qabtay arday dhammeysatay barashada Qur’aanka Kariimka ah, waxa uu Aqoonyahannka, Culimada, Ganacsatada iyo Dhalinyarada Dalka oo ku tilmaamay kuwa ugu mudan ee dhismaha qaranimadu ku tiirsan tahay ugu baaqay inay meel uga soo wada-jeestaan difaaca qaranimada Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker