Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Ruushka oo loo xidhay musuq maasuq iyo wax isdaba marin

Hay’addaha Ammaanka ee Ruushka ayaa jeelka dhigay Wasiir Kuxigeenka Difaaca, isagoo looga shaki san yahay in uu laaluush qaatay.

Waa kiis kii ugu weynaa ee Musuqmaasuq ee lagu eedeeyo sarkaal sare oo Dawladda ka tirsan tan iyo markii Madaxweyne Vladimir Putin uu ciidamada Ruushka u diray Ukraine bishii Febraayo 2022.

Wasiir Kuxigeenka Difaaca Timur Ivanov ayaa Talaadadii la xiray sida ay ku sheegeen warbixin ay soo saareen guddiga baarista. Baarista ayaa ku qotonta laaluush badan oo uu aqbalay in uu qaatay.

15 sano oo xabsi ah ayuu wajihi doonaa haddii la xukumo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker