Fardo ku dhexbaxsaday bartamaha London oo gawaadhi badan jejabiyay

Dhowr faras ayaa ku dhexbasaday bartamaha magaalada London kuwaas oo jejabiyay bas dalxiis iyo gawaari.

Fardaha baxsadka ah ayaa lagu arkay meelo badan oo caan ka ah bartamaha London, waxaana markii ugu horreysay la arkay iyagoo ku sii socda Waddada hoose ee Belgrave ee u dhow Qasriga Buckingham, ka hor inta aysan ka fakan raggii waday.

Mid ka mida fardaha ayaa lagu arkay Victoria Station, halkaas oo lasoo werinayo in faraska ay isku dhaceen bas dalxiis.

Fardo kale ayaa ku orday dhanka Strand kadibna dhanka bari ee Limehouse, halkaas oo ay ciidanku xaqiijiyeen in laba lagu qabtay .

Halkan ka daawo sawirada shilalkii ay farduhu geysteen.

UK
UK
UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker