Mareykanka iyo Isra’il oo isku afgartay in aan Rafax la weerarin

Dowladda Mareykanka ayaa mar kale la wadaagtey dhiggeeda Isra’il walaaca ay ka qabto qorshaha Isra’il ku dooneyso in ay ku weerarto magaalada Rafax ee ku taal marinka Qasa ee dhulka reer Falastiin.

Aqalka Cad ee Mareykanka looga taliyo ayaa sheegay inwakiillo ka socda Ra’isul Wasaaraha Isra’il ay ka aqbaleen in ay tixgelin doonaan walaaca Washington ee ku aaden bedqabka shacabka ku nool Rafax.

Mareykanka ayaa in muddo ah ka digayey halista ka dhalan karta weerar Isra’il ku qaado magaaladan oo ay ku nool yihiin malaayiin qof oo barakacayaal ah, ku waas oo ka soo qaxay colaadda u dhexeysa Isra’il iyo ururka Xamaas.

Dhanka kale, Mareykanka oo Codka Diidmada Qayaxan ku hor istaagey Qaraar Qaramada Midoobey oo lagu doonayey in Falastiin dowld madaxbannaan loogu aqoonsado

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker