Cameron oo ka hadlay la haystayaasha ay Xamaas haysato

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK ayaa soo dhigay muuqaal uu ku muujinayo 6-da bilood ee dagaalka Israel iyo Gaza, wuxuuna ku celceliyay in Xamaas ay sii deyso โ€œmid kastaโ€ oo ka mid ah dadka ay gacanta ku hayso.

Lord David Cameron ayaa dib u xasuustay la kulanka xubnaha qoyska ee la haystayaal badan, wuxuuna yiri, “Waxay muujinayaan geesinimo aan la rumaysan karin iyagoo ku jiro duruufaha ugu adag ee aan la qiyaasi karin”.

“Waa wax ka baxsan bini’aadantinimada in la sii dheereeyo xanuunka,” ayuu raaciyay.

Goor sii horreysay, Cameron waxa uu ku adkaystay in taageerada UK ay siiso Israaโ€™iil โ€œaan ahayn shuruud laโ€™aanโ€, maalmo ka dib markii duqeyn cirka ah oo Israaโ€™iil ay ku dishay 7 ka mid ah shaqaalaha gargaarka ee Gaza.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker