Milatariga Israa’iil oo shaqada ka eryay saraakiil sare-sare

Milatariga Israa’iil oo shaqada ka eryay saraakiil sare kadib markii shaqaale hay’adeed lagu dilay Gaza.

Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay inay shaqada ka eryeen laba saraakiil oo sarsare oo hoggaaminayay guutadii ku lugta lahayd dilka shaqaale ka tirsanaa Hay’adda World Central Kitchen (WCK).

Dhacdadan oo dhacday Isniintii ayaa waxaa laga helay cadeeymo muujinaya in ciidamada Israa’iil ay ku lug lahaayeen weerarka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker