Soomaalida Koonfur Afrika Oo Ka Banaanbaxday Afduub Soomaalida Loo Gaystay Dalkaas
Bulshada Soomaalida ee magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur afrika ayaa shalay si weyn uga dibad-baxay oo la xidhiidha afduub loo gaystay dad Soomaali ah dhowrkii toddobaad ee lasoo dhaafay .
Afduubkii ugu dambeeyey waxaa booliiska ay kusoo badbaadiyeen Macallin Cabdullahi Xassan Maxamuud, oo sidoo kale raggii afduubtey lasoo xidhay.
Halkan hoose ka daawo somalida dibad-baxaya oo ka hadlaya arintaas.




