Armenia iyo Azerbaijan oo ay markale xiisad ku dhexmaratay xuduudda

Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu rasaas ku furay dhowr goobood oo ku yaalla xadka ay wadaagaan. Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay.

Wasaaradda difaaca ee Asarbayjaan ayaa sheegtay in hubka fudud ee Armenia goor dambe oo isniin ah lala beegsaday fariisimo ay ku leeyihiin laba qaybood oo ka mid ah Nakhchivan, oo kamid ah Azerbaijan oo u dhaxaysa Armenia iyo Iran.

Wasaaradda difaaca ee Armenia ayaa beenisay, waxayna sheegtay in

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker