DAAWO Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Diblomaasiyiin Ka Socday Dalalka Midowga Yurub Iyo UK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudune Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda dalalka ku bahoobay midowga Yurub iyo dalka UK oo Somaliland u yimi indho indhaynta doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee maalintii shalay qabsoomay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker