Duufaano Halis Ah Oo Ku Soo Waajahan Deegano Ka Mid Ah Dhulka Soomaalida Iyo Goorta Ay Ku Beegan Yahiin

Hargeysa (OWN)-Warar laga helay qaybta saadaasha hawada ee BBC-da waxay sheegayaan in duufaan lagu magacaabo Harricane Cyclone ay ku soo fool leedahay waddammo ka tirsan khaliijka Carabta iyo waddanka Soomaaliya.

Axadda ayay ku soo beegan tahay Soomaaliya , waxaana ay Somaliya ka so cago dhigan doonta deeganada Xeebaha Puntland iyada oo gaadhi doonta ilaa dalka Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker