Maxaa kala Qabsaday Guddoomiye Xirsi iyo Afhayeen Cabdinaasir Buuni oo Madal Iska helay?

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa xalay weedho dhoollatus, weerar iyo weerar celin ah ka jeediyey xaflad xalay lagu soo bandhigay buugga 100 Sheeko iyo Sheeko oo uu Qoray Suxufiga ruug-caddaaga ah ee Maxamed Xasan Cali Weji.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Hadallada labada masuul

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker