Madaxweynihii hore ee DDS Cabdi Maxamuud oo xabsiga laga sii daayay

Arsenal ayaa ku aadi doonta Bayern Munich wareegga 8-da naadi ee u dambeysa ee isku soo hareen ee Champions League halka Manchester City ay la ciyaari doonta Real Madrid.

Gunners waxay martigelin doontaa Bayern oo kabtankii England Harry Kane uu ka mid yahay kooxda safan doonta garoonka Emirates.

Dhinaca kale, waa xilli ciyaareedkii saddexaad ee City ku aado Real Madrid wareegga isreereebka.

Kulumada ugu horeeya waxa ay dhici doonaan 9 ilaa iyo 10-ka April halka kulamada labaadna ay dhici doonaan 16 iyo 17 April.

Hadii Arsenal iyo City guuleystaan waxay noqon donaan in labo naadi oo horyaalka Ingiriiska ka wada tisan ay is arkaan semifinal-ka.

Wareegga sideedda naadi ama afar dhammaadka

Arsenal iyo Bayern Munich

Atletico Madrid iyo Dortmund

Paris St-Germain iyo Barcelona

Real Madrid iyo Manchester City

Wareegga afarta naadi

Atletico Madrid ama Borussia Dortmund iyo Paris St-Germain ama Barcelona

Arsenal ama Bayern Munich iyo Real Madrid ama Manchester City

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker