Ninkii Hooyadii ku Dilay Kismaayo Oo La Toogtay.
Kismaayo: Xasan Cabdilaahi Cabdi oo hore u dilay hooyadi ayaa maanta dil toogasho oo maxakamadda daraja 1aad ee kismaayo ku xukuntay lagu fuliyey.
Gacan ku dhiiglahan oo dilka hooyadii u adeegaaday Mindi/tooray ayaa warbaahinta qaarkood baahisay in uu Ooyey ka hor inta aan qisaasta lagu fulin.




