Dhegayso: Khilaaf Adag oo soo kala dhexgalay Masuuliyiinta Magaalada Gaarisa

 

Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya Guddoomiyaha County-ga Gaarisa ee Gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya .

 

Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed.
ayaa sare usii kacaya.

 

Xiisaddan siyaasadeed ayaa soo shaac baxday kadib markii maxkamd ku taalla magaalada Nairobi ay musuq maasuq ku eedaysay Cali Bunow Qorane, go’aankaas oo guddoomiyaha ku amray in aanu xafiiskiisa u shaqo tagin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker