Daawo: Xildhibaanada Aqalka Congress-ka oo Khamiista u ballamjay Xil ka Qaadista Donald Trump
Daawo: Xildhibaanada Aqalka Congress-ka oo Khamiista u ballamjay Xil ka Qaadista Donald Trump, arinkan waxaa ku dhawaaqday Gudoomiyaha qalka Congress-ka mss Nancy Balosy, inkastoo kulanka kjhamjiista aanu ahayn mid kama dambaysa hadana waa mid muhiimadiisa leh




