Maxay Kawada Hadleen Agaasimaha guud ee tvga qaranka JSL iyo Xoghayaha guud ee golaha wakiilada

Kulan ay wada qaateen agaasimaha guud ee tvga qaranka somaliland Cabdirisaaq Kasmaal iyo xoghayaha guud ee golaha wakiilada ayaa lagu dhameeyey khilaafkii u dhaxeeyey Tv-ga Qaranka iyo Golaha Wakiilada Somaliland.
Agaasimaha Tv’ga iyo xoghayaha guud oo si wadajir ah ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ka heshiiyeen wixii dhacay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker