Ra’iisul Wasaarihii hore ee Thailand oo la sii daayay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Thailand Thaksin Shinawatra oo la xukumay ayaa gaaray gurigiisa oo ku yaala caasimadda Bangkok kadib markii lagu sii daayay dhaqan wanaagiisa.

Maalqabeenkan ayaa laga sii daayay isbitaal boolisku leeyahay, halkaas oo uu ku qaatay xukun hal sano ah oo lagu helay musuqmaasuq iyo ku takri fal awoodeed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker