Ciidamo Gadoodsan oo La Wareegay Albaabka Madarka Boosaaso

Puntland Ciidamo gadoodsan oo la wareegay kadinka hore ee laga galo garoonka diyaaradaha ee boosaaso.
Ciidamadan ayaa lagu sheegay in ay yihiin kuwii tababarka khaaska ah kusoo qaatay dalka Eritrea kuwaasi oo lagu daray ciidamada bada puntland ee PSPF.
Puntland waxaa wali taagan cabashada mushaharaadka ee ciidamada taasi oo sabab u noqotay in ay ciidamadu gadood joogto ah sameeyaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker