UK oo Ka hadlay Arinta Mo. Faarax
Britain ayaa sheegtay inaysan wax tallaabo ah ka qaadi doonin orodyahan Mo Faarax,
Ka dib markii uu sheegay in magacan uusan kiisa ahayn,
Sidoo kalena Britain isagoo yar tahriib lagu galiyay.