“Waxan oo qayli saw Waxba noqon kari maysaan oo anagaa idin leh uun maaha.

“Waxanoo qayli saw ” Waxba noqon kari maysaan oo anagaa idin leh”, uun maaha.
Somaliland 32kii sano ee ay jirtayba waxa marba koox huteel ama xaafad yar xukunta oo Xamar joogtaa ay lahaayeen
” Ma idinkaa wax noqon kara, waad iska cayaaraysaan”, se maanta waxay socotaba indhahoodii oo shan ah ayay iska soo dhamaatay xaasidnimadii ay ummaddan la daba joogeen.
Walaaladeen waxa ay garan la’ yihiin 1960kiina iyagaa idiin yimid, maantana iyagaa idinka tegay ee u sii duceeya inta aan la sii kala dhiman, dabadeedna noqda laba dal oo walaalo ah oo is ah oo kuwada jira ururo goboleedada iyo kuwa caalamiga ahba.
Si kastaba xaalku ha noqdee waxaa muuqata in xasidkii ina joojin kari waayee aynu kala qoomamo la’aano.”
Mustafe Cabdi ciise( Mustafe Isse ) Agaasaha guud ee Wasaarada warfaafinta Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker