Maaiyarada Oodweyne iyo Burco oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye
Hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta xarunta xisbiga ku soo dhaweeyey Maayarrada iyo Maayar-ku-xigeennada degmooyinka Burco iyo Oodweyne ee caasimadaha Gobollada Togdheer iyo Daad-madheedh iyo weliba guud ahaan xildhibaannada golaha Deegaanka Oodweyne oo dhammaantood ku soo biiray xisbiga KULMIYE, dhawaana xaflado loo qaban doono.