Guddiga Beesha Garxajis oo cadaalad daro ku tilmaamay xukunka laba muwaadin oo Hargeysa ku xidhan
Guddida Beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si adag uga hadashey laba muwaadin oo dhawaan maxkamada Racfaanku xukuntey waxaana ay ku hanjabey in aanay xukunkaas aqbali doonin , halkan hoose ka daawo