Xogta iyo magacyada dadkii ku dhintay gantaalkii lagu weeraray Israa’iil

Waxaa aas loo sameynayaa dadkii ku dhintay gantaalkii lagu weeraray garoon kubadda cagta oo ku yaala buuraha Golan ee ay Israa’iil heysato.

Magacyada 11 kamid ah 12-ka qof ee dhintay ayay shaaciyeen militariga Israa’iil iyo bulshada deegaanka Druze.

Waxay kala yihiin: Fajr Laith Abu Saleh (16), Ameer Rabeea Abu Saleh (16), Hazem Akram Abu Saleh (15), John Wadeea Ibrahim (13), Iseel Nasha’at Ayoub (12), Finis Adham Safadi (11). Yazan Nayeif Abu Saleh (12), Alma Ayman Fakhr al-Din (11), Naji Taher al-Halabi (11), iyo Milad Muadad al-Shacaar (10).

Dhibbanaha kale waa Nathem Fakher Saeb oo ka yimid tuulada Ein Kinia.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker