Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Halista  Xanuunka Caabuqa  Coronavirus-ka Ee Ka Dilaacay Kenya Iyo Itoobiya

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud Adam “Saleebaan Gaal” ayaa mayaa waxa uu ka Digay  Khatarta Cudurka Coronavirus oo uu sheegay in lagu arkay labada dal ee ay Soomaalida jaarka yihiin ee Itoobiya ee Kenya, Fariina U Diray Wasaaradda Caafimaadka dalka.

 

https://www.youtube.com/watch?v=8lXvN1orQBo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker