Booliska London Oo Xidhay Dad Lagu Eedeeyay Midab-takoorkii Ciyaartooyda Madowga Ah

Afar qof ayey ciidamada amaanka ee Britain xabsiga u taxaabeen, kaddib markii qaar ka mid ah cayaaryahanada Xulka Qaranka ee kubadda cagta ee England loola dhaqmay qaab cunsurinimo ah, farriimo takoor ahna loo marsiiyay baraha bulshada.

Marcus Rashford, Bukayo Saka iyo Jadon Sancho oo dhamaantood ah cayaaryahanno madow ah ayaa cunsuriyad la kulmay ka gadaal markii ay khasaariyeen gool ku laadyo uu Talyaaniga uga guuleystay dhawaan xulka England cayaartii kama-dambeysta aheyd ee tartankii Qramada Yurub.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker