Ukraine oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerarada Ruushka

Weerararda Ruushku ku qaaday dalka Ukraine ayaa waxaa ka soo baxaya warar isa soo taraya oo ku aaddan khasaaraha ka dhashay iyo burburka ay gaysteen gantaallada lala dhacay qyabo ka mid ah dalkaas.

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in dad gaaraya 16 qof ay ku dhinteen weerarada dhanka cirka ah iyo gantaallada Ruushku ku weeraray Ukraine.

Halkaan kala soco wararka isa soo taraya ka soo baxaya weerarada Ruushka ee Ukraine

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker