Wasiirkii Warfaafinta Dalka Lebanon Oo Is-casilay Iyo Sababta?

Dalka Lebanon waxaa wali ka taagan xaalad dhaqaale oo adag, iyadoo sidoo kalena ay luqunta isugu jiraan qaar ka mida dalalka Carabta.

Wasiirkii warfaafinta dalkaas ayaa is-casiley, isagoo is-casilaaddiisu ay sabab u ahayd hadal uu hore u jeediyay oo ay boqortooyada Sacuudigu si weyn uga cadhootay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker