Guddoomiyaha Ucid oo xilaal Cusub Magacabay

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Xisbiga Ucid , Eng. Faysal Cali Waraabe , isaga oo tix-raacaya qodobka 22aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID, isla markaana la tashaday Guddida Fullinta ee Xisbiga UCID, sidoo kalena arkay baahida loo qabo buuxinta jagooyinkan, waxaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 24/12/2023 uu xilal cusub u magacaabay Masuuliyiinta hoos ku qoran:-1- Jamaal Cabdalle Ismaaciil Aw Xuseen Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer ee Xisbiga Ucid
2- Xamse Cumar Buuni. Guddoomiyaha Garabk Dhalinyarada Xisbiga Ucid

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker