Waasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta aas loogu sameynayo Muqdisho

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu aaso Alle ha u naxariistii wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya oo shalay Jabuuti ku geeriyootay.

Rai’sul wasaare Xamsa cabdi bare ayaa aaska wasiirada u magacaabay guddi qabanqaabiya islamarkana ka shaqeeya sidii Muqdisho loo geyn lahaa looguna aasi lahaa.

Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka ee Soomaaliya Daaud Aweys oo ka mid ah guddigan oo ka mid ah guddigaasi ayaa qabanqaabada uga waramay wariyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker