Madaxweynaha Mareykanka oo xaaladda Qasa uga hadlay si aan looga baran

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay hoggaanka Israa’iil, isaga oo sheegay in ay lumineyso taageerada caalamiga ah

Dhaleecayntiisa ayuu sal uga dhigay Biden duqeymaha aan loo meel dayin ee diyaaradaha Israa’iil ka gaysanayaan Qasa.

Hadalka Madaxweynaha Mareykanka ayaa imaanaya xilli dalkiisu uu ka mid noqday dalalka diiday qaraarka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey uu u codeeyay ee lagu dalbanayo in Qasa laga sameeyo xabad-joojin deg deg ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker