Rishi Sunak: Sanadaha soo socda waxay noqon doonaan qaar ka mid ah kuwa ugu khatarta badan

Ra’iisulwasaaraha Ingriiska Risi Sunak oo jeediyay khudbad uu xaalaadda dalka uga hadlayey ka hor doorashad guud ee la filayo dhawaan ayaa sheegay in Sanadaha soo socda ay noqon doonaan qaar ka mid ah kuwa ugu khatarta badan haddana ugu isbeddelka badan ee UKsoo mara.”

Khudbad 30-daqiiqo ah oo uu ka jeediyay London, ayuu yiri “wax badan ayaa isbedeli doona shanta sano ee soo socota marka loo eego 30-kii sano ee la soo dhaafay”

Sunak waxa kale oo uu ka hadlay xisbiga shaqaalaha hay’adda – isagoo sheegay , kaliya xisbiga Muxaafidka ayaa “ka hadlaya mustaqbalka”

Dunidu waxay noqonaysaa meel aad khatar u ah, ayuu raaciyay, ka hor inta uusan u sheegin codbixiyayaasha in su’aasha ay tahay in ay iswaydiiyaan cidda ay ku kalsoonaan karaan si ay u helaan fikrado geesinimo leh si ay u keenaan mustaqbal sugan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker