Wararkii ugu dambeeyay ee la xariira dadkii ay Xamas qafaalaty iyo diyaar garow ay IDF wado

Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in diyaar garowga soo dhaweynta la haystayaasha la soo gabagabeeyay.

War qoraal ah oo ay so dhigtay baraha bulshada, IDF waxay sheegtay in dhowr goobood loo diyaariyay wareejintooda, oo ay ku jirto taageero caafimaad.

Soo dhaweynta kadib, la haystayaasha waxa loo wareejin doonaa cisbitaalo kale oo Israa’iil ku yalla si ay ula midoobaan qoysaskooda.

Cidaamada diifaaca Israel ayaa waxay sidokale soo dhigeen sawirada diyaargarowga, oo ay ku jiraan sawirada goob lagu ciyaaro oo loo diyaariyey carruurta, baco ay kujiraan wax u eg daawo ama agab kale oo bini’aadantinimo iyo diyaarad helikobter ah oo militari si loogu qaado .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker