Daawo: fanaanka Wayn Ee Cumar Shooli Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Isbitaal ku Yaal Muqdisho.

Daawo: fanaanka Wayn Ee Cumar Shooli Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Isbitaal ku Yaal Muqdisho. Cumar Shooli oo ka mid ah Fanaaniinta ugu Caansan Somalida ayaa Beryahan dambe uu Lasoo Darsay Xanuun , kasii oo Kalifay in Xaalada Xanuunka Haya awgeed la Dhigo mid ka mida Cisbitaalada Magaalada Muqdisho. Warbxinta ka Hadlaysa Xaalada Caafimaad ee Fanaanka Halkan Hoose ka Daawo:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker