Israa’iil oo shaacisay liiska Falastiiniyiintaay ay xabsiga ka siideyneyso

Israa’iil ayaa goor dhow soo saartay liiska 300 oo qof oo u dhashay Falastiin oo ay soo siideyneyso kadib markii labada dhinac, Israa’iil iyo Xamaas ay gaareen heshiis ku meel gaar ah.

Liiska oo lagu daabacay bogga wasaaradda cadaaladda Israa’iil, ayaa waxaa ku jira magacyada, da’ada iyo kuwa ay sheegen inay u qalmaan in la siidaayo.

Balse wararka ayaa sheegaya in 150 qof oo xiran keliya la soo siideyn doono. Wixi war ah oo ka soo kordho halkan ayaan idinkula socodsiin doonnaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker