Faahfaahin ka soo baxeysa sida uu u dhacay weerarkii ay Israa’iil ku qaaday guriga hugaamiyaha Xamaas

Sida ay sheegeen Ciidamada difaaca ee Israa’iil (IDF), waxay weerar ku ekeeyeen guriga uu degan yahay hugaamiyaha sare ee Xamaas Ismail Haniyeh, kaas oo ku yaalla Gaza.

Inkasta oo Ismail Haniyeh, oo ah madaxa garabka siyaasadda ee Xamaas uu ku nool yahay waddanka Qadar, waxay sheegeen ciidamada milatariga Israa’iil in gurigigiisa ‘loo isticmaalayay meel ay ku shaqaystaan argagixisada’ ayna sidoo kale ‘ku kulmaan hugaamiyaasha sare ee ururka’.

Waxay sheegeen milatarigu inay isticmaaleen diyaaradaha dagaalka si ay u duqeeyaan guriga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker