Wadahadalkii Xukumada iyo Mucaaradka oo Baaqday

Shirkii maanta loo ballansanaa ee Xisbiyada Mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland ee ku saabsanaa arrimaha Wada-hadallada Doorashada ayaa dib u dhacay, arrimo la xidhiidha Aaska Qaranka Sheekh Aadan Siiro.

Shirka ayaa maanta ka qabsoomi lahaa gudaha Qasriga Madaxtooyada Somaliland, balse wararka qaar ayaa sheegaya in berri loo ballamay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker