Suldaan Cadde-gude oo Sheegay in La Soo Afjaray Jabhadii Buurta Gacan Libaax

Suldaan Axmed Cismaan Cadde-gude, ayaa maanta ku dhawaaqay in guud ahaan jabhaddii Gacan-libaax hubkii wareejisay islamarkaana hawshaasi soo dhammaatay.
“ Gelinkii hore-na warar xunxun ayaad maqasheen, laga bilaabo saacadaa cid ku metelaysa jabhadda Gacan-labaax oo dayday ku noqonaysaa ma jirto” Cadde-gude.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker