Musuq ‘masaaq Dadkeena Kobciyaa cadalad darada dadkeena koriyaa, wana Waxa ugu badan Ee aay Dadkeenu ka Cawdaan qofkstaa oo Aad Aragtaa waxay ka Cabanaya cadalaad Daro ‘ Hadanaa qofkstaa in isgaa cadalaad daro lo sameeyo ayu donyaa !!

Xubin bulshada ka mida oo dan’guud Gacanta ku hayaa hadiii uu musuq masaaq ku kaco oo aad is tidha ka hadaal waxa ka Racaya waxanad filayn sii deg degaa wuxu bulshada ka
helayaa tageero waxanu Noqonayaa Qabil adigunaa waxad noqonaysa qof Qabiil waxa ka sheegay!!
Ariintaa waxa wadagaa dawlada hayadaha sama falka ururada bulshada iyo guud’ahaan dadka ka shaqeeyaa Ariimhaa bulshada
dadka musuq maasaqa sameeya waxa ka dhaxeeyaa iskashi waxanay samaystaan kooxo u adeegaa oo Qariiyaa ceebtooda hadii aay tahay dawalda iyo hadii aay tahay dadkaa ka shaqeeyaa ariimhaa sama falka .’
Somalilnd intiii aay jirtay wali maan arag xubiin dan guud cunay ama musuq masaaq ku kacay oo la xidhay waxanan ogahay dad badan oo ururada sama falka ka shaqeeya oo wixi aay umada u hayaan ku tagri falay waxasa nasiib daraa cid og iyo ciidkala hadlaysa ma jirto hadiii aad ka hadsho ama aad is tidhaa ariintaa umada uu sheeg waxad cay’day qabilki ma dawladi .. waxad maqlaysa war qabilka ha ceebayn ama waxad maqlaysa dawlada haa ceebayn waxana ariintaa fafiiyaa kooxo garaa oo intaa badan laa shaqaystaa dadka waxa musuq masaqa
Waxan donayaa inaaynu Barano islaa Xisabtanka dadku inaay dantaa guug gacnataa ku hayaa in waxa lagaa waydiiyaa inaay munaasiib tahay oo aan cida waxa la waydinayo aanu markiibaa heeliin tageero Qabil ama qof shaqsiiyaan qofkaa uu jecel marka bulshadeena waxan u so jeediin lahaa aaynu baraano islaa xiisaabtankaa
Dadka ka shaqeeyaa ururada khayriga waxa haboon inay ogoladaan in lala xisaabtaamo ama su aalo lagaa waydiiyo waxay gacnataa ku hayaan wixi shaaki keenayaa aay iskaa fogeeyaan
Qofka waxa qoraa maxa lo cayaa ? Hadiii uu aragtiidiisaa hadlay !! Cajiib
cawil Afsarkaale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker