Galmudug oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Dowlad Deegaanka Soomaalida

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay eedeymo uga yimid Hoggaanka Nabadgalyada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, taas oo ah inuu ku lug lahaa dagaal shalay ka dhacay meel u dhow degmada Shilaabo ee gobolka Qorraxey ee dowlad deegaanka, oo la sheegay in lagu dilay ilaa iyo 12 qof.

Waxaa uu maamulku sheegay, in arrintaas ay u dhaxeysay dad wada dega kililka, isla markaana aanay jirin ciidamo ka socda Galmudug oo u talaabay dhanka Itoobiya oo ay xad wadaagaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker