Waa kuwee aflaamta ay daawadaan siyaasiinta caanka ah, gaar ahaan taxanayaash

Aan xoogaa ka nasanno, nolosha siyaasadda ee Westminister ee Britain, tan Maraykanka ee Wahington DC iyo daawashada wararka qaaska ah ee TV-yada, kuwaas oo aan kaa dheeraan doonin.

Siyaasiyiinta sidoo kale waxay jecel yihiin in ay xasuusiyaan codbixiyeyaasha inay runtii leeyihiin nolol ka baxsan tan siyaasadda (daacad), oo noo caddeeyaan arrinkaas, siiba iyaga oo inoo sheegaya waxyaabaha ay saacadaha badan daawadaan – xumaan iyo samaanba.

Raysal wasaaraha Britain, Rishi Sunak wuxuu noqday qofkii ugu dambeeyay ee daaha ka qaadaya aragtidiisa iyo waxa uu daawado, isagoo u sheegay The Radio Times inuu wakhti badan ku qaatay “daawashada Netflix ee filimka Bridgerton, iyo sidoo kale taxanaha aadka loo dhalleeceeyey ee Emily in Paris oo soo baxay sannadkii la soo dhaafay”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker