Ugu Yaraan 133 Qof Oo Ku Dhintay Daadadka Ku Fatahay Yurub

Ugu yaraan 133 qof ayaa ilaa haatan la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa intooda badan ku dhintay Jarmalka.

 

Tan iyo markii ay daadadku dib u soo laabteen, boqolaal of ayaanan geeri iyo nololba lagu haynin, saynisyahanada Cimilada ayaa qirtay inay ku guuldareysteen saadaasha heerka ay gaadhsiisan yihiin daadadka ku dhuftay Jarmalka iyo Kuleylka daran ee Waqooyiga Ameerika.

 

Waxay sheegeen in kombuyuutarro aad u awood badan ay lagama maarmaan yihiin si loo saadaaliyo cimilada daran ee isbadbadesha.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker