Dhacdo ka yaabisay reer Hargeysa iyo Tuugtii Fulisay oo la Qabtay
Ciidanka Booliska Somaliland oo soo bandhigay Tuug farsamo Casri ah ku xadaya Lacagaha Dadka
Hargeysa (OWN)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Tuugo adeegsanaysa farsamo casri ah oo ay ku xadaan lacagaha ku jira Dad Telefoonnada.
Muuqaalka Hoose kaga daawo Arrintan waxa soo bandhigay warbaahintana uga xog-warramay Ciidanka Booliska ee magaalada Hargeysa, gaar ahaan saldhigga booliska ee New Hargeysa.




