Haweeney fal cajiib ah sameysay kadib markii ‘loo diiday inay isticmasho musqusha diyaaradda’

Diyaaradda Spirit airlines ayaa muuqaal gudaheeda laga dubay wuxuu muujinaya qof rakaab ah oo diyaaradda gudaheeda ku dhex kaadinaya iyadoo ay hortaagan yihiin dad u muuqda inay yihiin shaqaalaha diyaaradda Spirit Airlines iyadoo ka cabanaysa in loo diiday inay isticmaasho musqusha diyaaradda sida ay warbaahinta sheegtay.

”Salaam kamarada,” mid ka mid ah shaqaalaha diyaaradda ayaa la maqlay iyada oo u sheegaysa qofka kudhex kaadineysa gudaha diyaaradda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker