Daawo:-Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaan Maamul Goboleedka Puntland Oo Hadda Warbaahinta La Hadley.
Garoowe-(OWN)-Gudoomiyah cusub ee Baarlaamka Puntland Maanta loo doortey Cabdikaxiim Dhoobo ayaa waxaa uu ka Hadley xilka maanta loo doortey isaga oo eebe ka baryey in uu xilkaas u fudeydiyo. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka




