Dhaawac soo gaaray xaaska duqa Haÿ-les-Rose ee Paris

Xaaska duqa magaalada Haÿ-les-Roses ee Paris ayaa ka jabtay Lugta gaar ahaan lafta tibia- waxaana soo gaaray “dhaawac halis ah”, sida ay sheegeen masuuliyiinta Farance.

Xeer ilaaliyaha Créteil ma uusan bixin war cusub oo ku saabsan xaalada labada lamaane ee caruurtooda da’doodu tahay shan iyo toddobo jir.

Melanie Nowak ayaa caruurteeda kala carartay guriga kadib markii dad rabshado wata ay albaabka ka soo galeen kadibna ay gubeen gaariga.

Duqa ayaa sheegay in weerarka looga dan lahaa in lagu xitaa gubo gurigiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker