Kylian Mbappe oo war ka soo saaray rabashada Faransiiska ka socda

Xulka qaranka France ayaa ku biiray baaqyada ku saabsan in la joojiyo rabshadaha ka dib hadal uu baraha bulshada soo dhigay kabtankooda Kylian Mbappe.

“Qaar badan oo naga mid ah waxaan ka soo jeednaa xaafadaha shaqada, waxaanan wadaagnaa dareenka xanuunka iyo murugada. Laakiin murugada waxaa u sii dheer in aan daawanno habkan is-burburinta”.Xulka ayaa sidookale dadweynaha kubooriyay in ay isdajiyaan.

Malintii afaaraad awaxaa Faransiiska ka socda rabshado ka dhashay will 17 jir ah oo ay booliska toogteen

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker