Dad loo soo xidhay weerarkii ka dhacay Uganda ee dadka badan ku dhinteen

Maamulka Uganda ayaa sheegay in saddex qof ay u xireen weerar Jimcihii lagu qaaday iskuul ay ku dhinteen ku dhawaad ​​40 qof oo kuyaalla Uganda.

Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa arday wax ka baranaysay iskuulka Lhubiria ee ku yaala galbeedka magaalada Mpondwe.Arday badan badan ayaa lagu gubay guryihii ay jifeen.

Guddoomiyaha degmada Joe Walusimbi ayaa sheegay in xariga uu daba socday xog ay heleen dadka deegaanka oo lasoo wadagen ciidamada amaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker