Araday ku dhimatay duqeyn loo geystay jaamacad kutalla Khartoum

Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in 10 ka mid ah muwaadiniinteeda ay dhinteen ka dib markii “lagu duqeeyey” xaruntii jaamacadeed ee ay ku sugnaayeen weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda Suudaan ee Khartoum, Axaddii.

Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay “aad uga xun tahay ” dilka muwaadiniinteeda loogu geystay jaamacadda caalamiga ah ee Afrika ee kutaalla Suudaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker