Maxkamad ku taalla Kenya oo xukun dil ah ku ridday askari ka tirsanaa booliska oo loo heystay dilal

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa xukun dil ah ku ridday sarkaal horey uga tirsanaa booliska Kenya oo lagu helay dambi ah in uu dilay qareen u doodi jiray arrimaha xuquuqul insaanka iyo 2 qof oo kale in ka badan lix sano ka hor.

Sidoo kale , labo sarkaali oo kale oo boolis ah iyo qof rayid ah ayaa lagu riday inta u dhexeyso 39 sano iyo 15 sano oo xarig ah kadib kaalintii ay ka qaateen dilka qareen Willie Kimani, qof macaamiil u aha aiyo darawalkiisii sanadkii 2016-kii.

Waxaana dadkan lagu helay dambi ah inay dilka geysteen.

Waxay go’aanka maxkamadda ka qaadan karaan racfaan muddo 14 maalmood gudahood

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker