Musharaxiinta Madaxweyne, Erdogan iyo Kılıçdaroğlu oo codkooda dhiibtay.

Iyadoo ay qeyb ka tahay codeynta wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha oo bilaabatay 08:00 Subaxnimo ayaa sidoo kale hoggaamiyaasha siyaasaddu ay codkooda ka dhiibteen goobaha ay iska diiwaangeliyeen.

Guddoomiyaha Isbaheysiga Shacabka ahna Musharraxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Shacabka, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, iyo Hogaamiyaha CHP ahna Musharraxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Qaranka Kemal Kılıçdaroğlu ayaa isku mar tagay goobaha cod bixinta.

Madaxweynaha oo ay weheliso xaaskiisa Emine Erdoğan ayaa ka codeeyay Dugsiga Sare ee Saffet Cebi ee ku yaal Üsküdar, Istanbul.

Erdogan ayaa markii dambe hadal qoraal oo uu soo saaray ku yiri:

“Markii ugu horeysay, waxaan goob joog ka nahay doorasho labo wareeg ah, labo musharax oo kaliya ayaa u sharaxan, waxaan rajeynayaa in codeynta ay si dhaqsi ah ku dhamaan doonto, ma jiro waddan taariikhda adduunka soo maray oo ilaa 90% ay dadku usoo baxeen codbixin, Turkiga waxa ay u dagaallameen. Dimuquraadiyada oo ay u soo baxeen dad gaaraya boqolkiiba 90, .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker